Hot Topics

Hogaaminta guracan Ee Xasan waxay lumin doontaa usoo jeesanka BC Ee Somaliya?

Caalamka oo uu hormuud uyahay Maraykanka,waxay qorsheeyeen in Somaliya Dowladnimadeeda la kiciyo.

Waxaa miiska saaran Shan arimood oo kala ah…

1.December Sanadkan oo Shabaab la jabiyo.

2.December Sanadka danbe oo ugu danbayn Ciidamada Atmis laga saaro Somaliya.

3.24000-kun oo Askari Ciidan ah oo loo dhiso Somaliya,oyadoo 5-sano mushahaarkooda ay bixinayso BC.

4.Shidaalka oo Sanadkan gudihiisa la dilaaciyo.

5.Khafiifinta Cunaqabataynta Hubka.

Balse dhamaan Qodobadaas,waxaa ku xiran Shardi ah Somali wada socota oo midaysan.

Xasan Sh xili caalamku noosoo jeenstay oo isbadalada Siyaasadeed ay fursad siiyeen Somaliya,ayuu noqday Madaxweyne,umase muuqdo mid uga faa’idayn doona?

Jibril Qoobey.