Hot Topics

Video:-Puntland oo ku Eedaysay Shaqaaqadii Xalay in Xasan Shiikh ka danbeeyay

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland,ayaa sheegay in Shaqaaqadii Xalay ka dhacday duleedka Garowe uu ka danbeeyay Ergayga dhaqaalaha ee Xasan Shiikh Khadar Cabdiraxmaan Faroole.

Laba Askari oo Boolis ah,ayaa ku geeriyooday Shaqaaqadaas,waxaana ku gubtay Laba Xarun oo Shidaal,sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Juxaa.

Weerarka Xalay,waxaa fuliyay Ciidan joogay Beer uu leeyahay Khadar Faroole oo ku taal duleedka Garoonka diyaaradaha Garowe.

 

Halkan ka daawo muuqaalka