Dagaalkii Laascaanood oo markale dib ubilowday

Dagaalka,ayaa lagu soo warramayaa in xoogiisa uu ka socda Bariga iyo Galbeedka magaalada Laascaanood.

Dagaalka,ayaa waxaa soo qaaday Ciidamada Maamulka Somaliland.

Ilo Dadka Deegaanka ah,ayaa sheegay dagaalka la’isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa, kala duwan.

Sidoo kale waxaa dagaalkan barbar socota dukheyn xoogan oo ay ku hayaan Magaalada Maleeshiyada SNM.