Hot Topics

Waa kuma Cabdiweli Maxamed Cali Gaas?

Waa Prof. Ka gaaray Cilmiga dhaqaalaha maqaam sare oo soo noqday..

1. Xildhibaan Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya ah.

2.Wasiirka Qorshaynta Fadaraalka.

3.Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada Fadaraalka Somaliya.

4.Madaxweynaha Dowlada Puntland.

Gaas Maxaa taariikhda ugalay?

B.Hogaamiyihii ka xoreeyay Muqdisho Alshabaab.

T.Hogaamiyihii hirgeliyay Dastuurka Fadaraalka Somaliya.

J.Hogaamiyihii ka saaray Somaliya Kmg-ka.

X.Hogaamiyihii dhisay Labada Garoon Diyaaradeed ee Bosaso iyo Garowe.

KH.Hogaamiyihii hindisay Dekeda Garacad iyo Wadada Ceeri-gaabo-Ceel-daahir.

D.Hogaamiyihii ka hor tagey gulufkii ugu cuskaa ee argagixisadu kusoo qaado PL.

Gaas kuma ceebaysnayn in uu han yeesho oo uu la tartamo Madaxweyne Sh.Shariif,waxaase lagu tixgeliyaa in uusan Xaman oo qiray qiimihiisii wada shaqayntoodii kadib.

Fahad,waxuu muujiyay in uu wax ku taxliiliyo jacaylkiisa,nacaybkiisa,colaadiisa iyo Cuqdada markaa uu Qof uqabo.

Jibril Qoobey.