Hot Topics

Ajandaha Golaha Baarlamaanka Puntland Ee Kalafadhigan 52-aad

Ajandaha Golaha ee Kalafadhigan 52-aad?

1.Ansixinta Xisaab-xirka Sannad Maaliyadeedka 2022.

2.Ansixinta Wax-ka-beddelka Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka DPL

3.Ansixinta wixii xeerer ah ee Goluhu curiyo ama Xukuumaddu u soo gudbiso.

Jibril Qoobey.