Hot Topics

Puntland oo cadaysay doodeeda ku salaysan Dowlad dhiska Somaliya

Aragtida iyo soo jeedinta Dowlada Puntland ee caqabadaha ku wareegsan Dowlad dhiska Somaliya ayay soo gudbisay.

Waa tallaabo loo baahnaa in la helo halka PL doodeedu fadhido.

Maanta,waxii ka danbeeya Xasan iyo Dowlada Dhexe ayay wax la jiraan oo la eegayaa dhankooda.

BC iyo PL waa kala badbaadeen oo waxaa la hayaa dooda Puntland.

Dalkan waxay PL ka tahay Mulkilayaasha Qaran ee ugu miisaanka culus Dhul iyo Dadba.

 

 

Halkan ka akhriso:-

Jibril Qoobey.