Hot Topics

Garowe oo dib ugu soo laabatay amnigii ay caanka ku ahayd

Waxba kama jiraan sheekada ah Dowlada,ayaa qorshaynaysa Hub ka dhigis ay ku samaynayso Maleeshiyada la cayrshay.

Sheekadaas,waxaa Suuqa gashtay Aaran-shaydaan oo raba in ay garab kaga helaan Bulshada Xoola dhaqatada ah ee aan xog ogaalka ahayn ee Beesha.

Dowladu cidna weerar kuma ahan,kaliya waxay ilaalinaysaa maqaamka iyo hay’adaha Dastuuriga ah,waana uturaysaa Dadkeeda.

Garowe waa degan tahay,Noloshu si caadiya ayay kusoo laabatay.

Amniga gudaha iyo dibada Magaalada si weyn,ayaa looga shaqaynayaa,waana laga hor istaagay Maleeshiya danbe oo gudaha usoo gasha.

Jibril Qoobey.