Hot Topics

Video:-Caasho Geelle oo si macno leh udifaacday Dowladnimada

Marwo Caasho Geelle Diiriye waxay si weyn ugarab istaagtay Dowladnimada Puntland,waxayna ka hor timid damaca  Aaran-jaan.

“Dastuur furidiis lama diidanee,Baroortu Orgiga ka weyn”Ayay tiri Caasho.

 

Halkan ka daawo muuqaalka