Hot Topics

Video:-Gudoomiye Jibril “Timacadde,ayaa ka danbeeyay weerarkii Baarlamaanka”

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ”Weerarkii Garoowe waxaa soo abaabulay Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa in Sool la qabsado”.

Guddoomiyaha ayaa dhanka kale tacsi u diray dadkii ku waxyeelobay weerarkii Garoowe ka dhacay.

 

Halkan ka daawo muuqaalka