Hot Topics

Maku haboon tahay xiligan Cumar iyo Gaas in ay Garowe tagaan?

Waxaa fiicnaan lahayd in Gaas iyo Cumar baaqdaan Maalinka Berri foog ah oo aysan tagin Garowe.

Laba Qodob ayay xal unoqon kartaa baaqashada Cumar iyo Gaas,kuwaasoo kala ah..

1.Baaqashadoodu waxay fursad siinaysaa dadaalka Isimada.

2.Waxay kaloo noqon karaa kayd hadii dadaalka Isimadu fashilmo.

Tagidooda Berri ee Garowe waxay noqon kartaa mid Mucaaradku ka dhigtaan nafis kuna helaan fariisin ay ku hirtaan,taasoo meesha ka saari doonta in loo arko Odoyaal dhexdhexaad ah.

Jibril Qoobey.