Hot Topics

Ma waxaa la amray in lasoo xiro RW hore Rooble?

Agaasimaha hay’ada socdaalka ee la amray in lasoo xiro,waxaa geeyay Shaqada uu joogay Ra’isalwasaarihii hore Rooble.

Waxaa la aaminsan yahay in Rooble Gacanta Agaasimahan ku lunsaday dhaqaale fiican.

Waxaa iswaydiin mudan……Rooble mala amri doonaa in lasoo xiro isagana?

50% masuuliyiinta lasoo eedeeyay,waxay kasoo jeedaan Beesha Habar-gidir.

Su’aalaha iswaydiinta mudan,waxay yihiin..

Isbahaysigii Damjadiid+Daljir ee hadafkiisu ahaa Qabyaalada makala daadan doonaa?

Xasan masii ahaan doonaa hogaamiye ay ku midoobeen Beelaha Hiraab Caydiid kadib?

HG ma usii arki doontaa Xasan,hogaamiye ay dhisteen oo ay saamayn ku leeyihiin?

Xasan horay,waxaa uhaystay kacdoon Somalida kale ah,haatana,waxaa ku furmay mid Beeshiisa ah.