Hot Topics

Xildhibaanada oo uga adkaaday Ajandaha Villa Somaliya

Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraallka Somaliyed,waa difaacdeen maqaamkooda oo waa ka saareen Ajandaha la Xisaabtankii Xukuumada ee Villa-du soo abaabulatay.

Gudoomiye Aadan Madoobe Kursigiisa,ayuu ubaqay oo gadaal uga dajisay heshiiskii uu lagalay Villa-da.

Haatan Xildhibaanada,waxay hirgelin doonaan Ajande la xisaabtan Xukumadeed oo soo maray sifo sharci.

Dhankaas,waa looga adkaaday Madaxweyne Xasan.

 

Halkan ka akhriso:-

Jibril Qoobey.