Hot Topics

Akhriso:-Ajandaha Shirka Muqdisho ee Madaxdii hore iyo Xasan Shiikh

Xogaha dheeriga ah ee laga helayo kulanka,waxay sheegayaan in dhamaan Qodobadii uu Xasan la shir yimid lagu diiday.

Cumar iyo Gaas,ayaa si adag uga hor yimid,sheegayna Dalkan in uusan gaarin in wax laga badalo,waxii horay loogu heshiiyay oo aanba fulin ilaa iyo hada.

Waxaa ku raacay Gaas iyo Cumar diidmadooda,Sh.Shariif iyo Khayre.

Xasan si rasmi ah,waxaa loogu cadeeyay in uu la laabto Qodobadan aan ka gadmayn waaqiciga Siyaasadeed ee Somaliya.

 

Halkan hoose ka Akhriso Ajandaha Shirka:-

Jibril Qoobey.