Hot Topics

Laba Nin oo Dil ka gaystay Mudug oo lagu soo qabtay Doollo

Eeday sanihii Labaad,ayuu Dowlad Deegaanka Somalidu usoo gacan galisay Gudoonka Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland.

Eedaysanahan,ayaa horay Dil uga gaystay Degmada Goldogob.

Waxaa isna xusid mudan in shalay lasoo dhiibay Eedaysane dhawaan dil uga gaystay Deegaanka Mayle.

Labada eedaysane,waxaa loo Gacan geliyay Laamaha Amniga Gobolka Mudug.

Doollo iyo Mudug,waxay muujiyeen wada shaqayn Amni,Dhaqaale iyo isku xirnaan Bulsho.

Jibril Qoobey.