Hot Topics

Tartanka Kubada Cagta Degmooyinka Gobalka Mudug Ee Puntland

Tartanka Kubada Cagta Degmooyinka Degmooyinka Gobalka Mudug ee Puntland,waxaa Maanta wada Ciyaaray Bursaalax iyo Towfiiq,waxaana ku adkaatay 2-1 Bursaalax.

Degmada Towfiiq,ayaa si buuxda uga hartay Tartanka.

Gaalkacyo,waxaa ka socda Ciyaaro xiiso leh.