Hot Topics

Video:-Garaad Jaamac oo si weyn loogu soo dhaweeyay Zambia

Maqaam sare,ayaa loogu soo dhaweeyay Zambia Garaad Jaamac Garaad Cali.

Jaaliyada Puntland ee Zambia,ayaa casuntay Garaadka iyo weftigiisa.

Jaaliyada Puntland ee Zambia waa Lafdhabarta difaaca Sool,markalana waxay udiyaariyeen dhaqaale xoog badan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka