Hot Topics

Gaalkacyo oo garaacday Xarfo Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug

Xarfo Ciyaar qurxoon ayay la timid,waase laga badiyay oo 3-1,ayaa looga adkaaday.

Gaalkacyo iyo Goldogob,ayaa iskugu soo haray ugu danbayn Koobka.

Goldogob lama dhayalsan karo.

Koobkan,waxuu ahaa mid xiiso iyo xamaasad wata.

 

Halkan ka daawo muuqaalka