Hot Topics

Gudiga Doorashada oo ansixiyay Xisbiyada Siyaasada Puntland

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 31 July 2023, cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xisbiyada rasmiga ah ee Dowladda Puntland oo ah Xisbiyada warsaxaafadeedka Guddiga ka muuqd.

Sidoo kale Guddigu waxay soo saareen natiijada rasmiga ah ee Doorashadii saddexda degmo iyo Doorashadii 30-ka degmo (Labada natiijo oo la isku daray ayaa noqonaya natiijada rasmiga ah ee Doorashooyinkii Golayaasha Degaanka Dowladda Puntland).

#codkaaguwaaxaqaaga
#codkaaguwaamustaqbalkaaga.