MADAXWEYNAHA OO XARIGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE XARUNTA SIRDOONKA PUNTLAND (PISA).

Garowe: 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu Xariga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Sirdoonka Puntland (PISA).

 

Halkan ka daawo muuqaalka