Hot Topics

Dadka Zimbabawe oo u dareeray codbixinta doroashooyinka guud

Dalka Zimbabwe waxaa maanta ka dhacaysa doorashada guud, iyadoo hal qof oo dumar ah ay ka mid tahay 11 ka musharax ee u tartamaya madaxtinimada dalkaas.

Dhanka kalena waxaa sare u kacay tirada haweenka u tartamaya kuraasta baarlamaanka iyo golaha ay sare u kacday, dadka u dhaqdhaqaaqa jxuquuqda dumarka ayaa sheegaya in shaqo badan loo baahan yahay marka hal qof oo dumar ah ay u tartanto xilka ugu sarreeya ee qaranka.

IDILNEWS