Hot Topics

Xarumaha Danta Guud Ee Laascaanood oo dib loo dhisayo

Xarumaha dib u dhiska lagu samaynayo ee Laascaanood,waxaa ka mid ah…

1.Isbitaalka guud ee Laascaanood.
2.Guriga Maamulka Gobolka Sool.
3.Dhismaha Xaafiisyada xarunta Dowlada Hoose .

Dhamaan Xarumahan,waxaa Madaafiic ku burburisay Somaliland.

Shirkada Golis ee bixinaysa kharashka dib udhiska waxay mudan tahay bogaadin.

Jibril Qoobey.