Xisbiga Sincad oo magacaabay Xubinta ku matalaysa Gudiga Doorashada PL Posted By: Idil News Staff September 4, 2023 Gudoomiyaha Xisbiga SINCAD Eng Maxamud Khaliif Xassan ,yaa magacaabay xubintii Xisbiga SINCAD ee ku matali lahayd Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) Duqii hore ee Bosaso Cabdisalaam Bashiir. Halkan ka akhriso:- Share this:TwitterFacebook