Hot Topics

Maxaa kala socotaa qaab dhismeedka Ciidamada Milleteriga Somaliya?

17-ka hogaan ee dhismaha Ciidanka Milleteriga Xooga Dalka Somaliyed 13-ka mid ah,waxay kasoo jeedaan Beesha Madaxweyne Xasan.

Su’aalaha iswaydiinta mudan,waxay yihiin…

Ciidan sidaa udhisan see loo oran karaa,waa mid Qaran?

Ciidan sidaa udhisan see uga hor tagi karaan cadow shisheeye?

Sidee Itoobiya looga hor tagi karaa hadii Ciidankii Qaranku yahay Hal Beel?

Halkan hoose ka akhriso hanaanka dhismaha Ciidamada Milleteriga Somaliya.