Ma mudan tahay Dekeda Garacad in saami laga siiyo Imaaraadka Carabta?

Dekeda Garacad in laga iibiyo 50%Imaaraadka ma xuma.

Haatan 40% ayay ogol yihiin Maamulka Shirkada Wadaagsin ee Dekeda Gacanta ku haysa.

10% lagu kala duwan yahay,in loo raaciyo oo 50% si rasmi ah looga iibsho Imaaraadka,waa loo baahan yahay.

Maalgashigu,waa muhiim waliba in Imaaraadka wax lala qabsado PL ahaan,waxay noo tahay fursad.

Ka iibinta Imaaraadka Saamiga Dekeda,waxuu keenayaa in si dhakhso ah ay uhirgasho Wadada Garacad-Goldogob ee muhiimka ah.

Dekeda Garacad,waxay soo gaartay meel wacan oo soo jiidatay Indhaha maalgashadayaasha caalamiga ah.

JQ.