Hot Topics

Madaxa Hay’adda (IRC) Ee Somaliya iyo M.xigeenka

Garoowe: 02 march 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda International Rescue Committee (IRC), oo ka kooban Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda (IRC) Ciaran Michael iyo Madaxa Hay’adda (IRC) ee Soomaaliya Richard Crothers.

 

Halkan ka daawo muuqaalka