Hot Topics

Maxay kawada hadleen Madaxweynayaasha Turkiga iyo Somaliya?

Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud uu la yeeshay madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajin Dayyib Erdogan,ayaa looga wada hadlay..

1.Xiriirka Walaalnimo ee Labada Dal,

2.Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.

3.Dagaalka Dowlada ay kula jirto argagixisada.

4.Muhiimada Soomaaliya u leedahay xasiloonada gobolka gees ka Afrika.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1763949084686135307?t=DUXKT7OxeVPQteHstOPgJQ&s=19