Hot Topics

Maxaan ka naqaanaa Shirkada Shidaalka Ee Liberty?

Shirkada Shidaalka ee Liberty waa mid gaar loo leeyahay oo Mareykan ah.

Xarunteedu,Waxay ku taal Gobolka Phoenix ee Maraykanka.

Waxaa la aas-aasay Sanadkii 1997-dii,waxayna Gacanta ku heysaa 17-Deegaan oo Shidaal laga soo-saaro dunida oo dhan.

Ilaa Maalinkii ay shaqo bilowday,waxay Shirkadu qabatay howl shidaal soo-saarid iyo horumin ah iyada oo ku shaqaysay Lacag dhan $1.7-Bilyan oo dolar.

Sanadkii 2009-kii waxaa loo aqoonsaday in ay ka mid tahay Tobanka Shirkadood ee ugu saameynta weyn Shidaal soo saarista caalamka oo idil.