Hot Topics

Dowlada Puntland oo wada qorshayaal ay ku dhisayso kaabayaasha dhaqaalaha

Mawaadin ma ogtahay in Dowladda Puntland ay wado qorshe lagu dhameystiraayo wado laami ah, in ka badan 40-KM oo u dhaxaysa Deegaannada Birta-dheer iyo Xaar-xaar ee Gobolka Nugaal ee isku xirta Garowe, Gaalkacyo.

Muwaadin Ma ogtahay Dhismaha Wadadan in lagu dhisayo Barnaamijka Dowladda ee iskutashiga iyada oo kharashkeedana laga bixinayo khasnada Dowladda Puntland taasi oo muujinaysa sida ay dowladdu uga go’an tahay in Cashuurtii Shacabka laga qaaday in dib loogu dhisayo Dalka.

Muwaadin ma ogtahay in ay jiraan qorshayaal kale oo ay wado Dowladda Puntland oo dib udhis loogu samaynaayo Wadooyinka kale ee Gobolada Dalka.

Fadlan Muwaadin bixi cashuurta ku waajibtey.

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland