Hot Topics

Mareykanka oo u aqoonsaday xaalada Somaliya mid ku ah khatar Amni

Madaxweyne Joe Biden,ayaa Qalinka ku duugay in la kordhiyo Amar Madaxweyne 13536,kaasoo xayiraad dhinacyo kala duwan leh saaraya Somaliya.

Ammarkan oo markii ugu horreysay soo baxay Sannadkii 2010,ayaa u aqoonsanaya Soomaaliya meel aan caadi ahayn oo khatar ku ah amniga Qaranka iyo Siyaasadda arrimaha dibadda ee Mareykanka.

Asbaabaha keenay kordhinta xeerkan,waxaa ka mid ah…

1.Xaaladda amni iyo colaadaha Somaliya oo sii xumaanaya.

2.Falalka burcad-badeednimada iyo dhaca hubeysan ee ka dhaca Xeebaha Soomaaliya.

3.Jebinta cunaqabataynta Hubka Soomaaliya uu saaray Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

https://www.whitehouse.gov/briefing-room/presidential-actions/2024/04/09/press-release-notice-on-the-continuation-of-the-national-emergency-with-respect-to-somalia/