Hot Topics

Maxay tahay ujeedooyinka ugu qarsoon Xasan Shirka DG?

Ujeedka Xasan ka leeyahay Warqadan iyo Shirka uu iclaamiyay waa Laba Qodob oo kala ah…

1.In uu Laba Sano oo mudo xileed cusub ah siiyo Madaxda DG Afarta ah oo 2026 ay isla gaaraan,taa badalkeedana ay si buuxda u aqbalaan Dastuurkiisa.

2.In Guudlaawe lagu qanciyo iscasilaad si Beesha Xawaadle loo siiyo Madaxweynaha Hir-Shabelle,waxaana jiri doona kulan gaar ah oo Xasan,Madaale iyo Qoor-qoor ay la geli doonaan Guudlaawe.

Culaysyada haysta Xasan,waxaa ugu waa weyn Sadex arimood oo kala ah….

1.Amniga Xamar oo xaalkiisu adkaaday.
2.Dhaqaale la’aan daran oo sagxada ah.
3.Qorshihiisii Dastuur samaysashada oo taageero ka waayay BC.

Xasan,waa hogaamiyaheeda Koonfurta Wadanka.

JQ.