Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»22-kun oo Arday ayaa ufariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee PL
    Puntland

    22-kun oo Arday ayaa ufariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2024Updated:May 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    21,801-Arday oo kala ah Fasallada 8-Aad yo Afraad ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare,ayaa fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

    Waa wax lagu farxo oo muujinaya mustaqbal ifaya.

    Ugu yaraan hadii la waayay Qaran Somaliyed oo mid ah,yaan la waayin PL mid ah oo horumar samaysa.

    Somalidu dhexdeeda ayay isku mashquulsan tahay oo ka loolamaysaa weli ma gaarsiisna Sawirka weyn in ay wada aragto.

    Saakay,waxaa ka qurxoonaan lahayd in Imtixaanka Wadanka mar lawada furo oo ugu yaraan 100-kun oo Arday Madaxweynaha Fadaraalka iyo kuwa DG isku mar uqaybiyaan Waraaqaha lamase hayo mana muuqato in la helayo.

    Dadka caadiga ah ee Somaliyed,waxaa ka niyad xun oo ka aragti gaaban,isla markaana naxliga iyo kala qaybintu ka buuxdaa Madaxda.

    21-kaas kun ee reer PL Wasiirka Waxbarashada Fadaraalku waa ka xun yahay in ay Imtixaan ufariistaan oo waxa uu taagan yahay PL see uga jiraa horumarkan halkii uu hanbalyayn lahaa.

    Dhismaha Dowlada PL waxa ugu yar ee laga faa’iday waa quruxdaas Saakay muuqata ee lagu faani karo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.