Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland,ayaa shaacisay in mudda saddex maalmood ah la fasaxay dhammmaan goobaha Waxbarashada ee ku yaalla caasimadda Garowe. Jibril Qoobey.