Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»30-sano kadib Bulshada Somaliyed oo aad ukala fog!!
    Somalia

    30-sano kadib Bulshada Somaliyed oo aad ukala fog!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 7, 2018No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Isaaq waxay rabtaa in ay hesho Jamhuuriyad madaxbanaan oo iyagu ay ka yihiin Dadka ugu badan,sidoo kale ay leeyihiin caasimadeeda iyo isha dhaqaalaheeda.

    Hadii ay waayaan Jamhuuriyadaas waxaa qorshahooda labaad yahay in ay helaan wax qaybsi laba Jamhuuriyadood ama laba dhinac oo Somaliya oo midoobay.

    Tusaale”

    Hadii Koonfur ay qaadato Madaxweynaha Jamhuuriyada in Waqooyigu helo Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada .

    Sidoo kale Awoodaha dalka sidaa iyo si la mid aha loo qaybsado.

    Beesha isaaq hadafkeedu waa in ay awood dheeriya iyo sad bursi hesho,iyadoo labadaa qorshe midkood adeegsanaysa.

    Beesha Isaaq walwalka ugu badan ee haysta ayaa ah hadii beel beel wax loo qaybsado oo laga kaaftoomo magaca Somaliland in ay meel cidlo ah kusoo dhacdo kana dhex noqoto Somali weyn Dad laga tiro badan yahay oo aan saamayn badan lahayn.

    Hadaba Puntland oo u taagan midnimada iyo ilaalinta danaha beesha Daarood waxay khatar weyn u aragtaa himilada beesha Isaaq.

    Puntand hadafyada ay utaagan tahay waxaa ugu horeeya ka hortagida goosasho doonka beesha isaaq iyo sidoo kale sadbursi ay ka hesho Somali dhexdeeda,

    Puntland waxay khatar weyn u aragtaa in lakala qaybiyo Daarood,isla markaana qayb kamid ah laga dhigto wax tiro lagu buuxsado laguna raadsado sadbursi beel kale danteed ah.

    Xalku muxuu yahay”

    Somaliya waxay qaadatay nidaamka Fadaraalka ah kaasoo loo arkay in uu yahay kan lagu kala badbaadi karo dibna loogu yagleeli karo qaranimo iyo midnimo Somaliyed.

    Puntland waa hooyada dhismaha nidaamkaas Fadaraalka ah,sidoo kale waa ilaaliyaha nidaamkaas ay Somali ilaa iyo hada ku baraartay.

    Isku soo wada duuboo hamiga beesha Isaaq ee ku dhisan sadbursiga aan waaqiciga ku fadhiyin ma noqon doono mid hirgala.

    Dantu waxay ugu wada jirtaa guud ahaan Somali weyn in dib loo helo qaran Somaliyed waxaana dib uyagleelida qaranimo Somaliyed sal u ah kusoo dhawaanshaha waaqiciga iyo xaqiiqda dhabta ah,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    August 26, 2025

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    August 25, 2025
    Latest Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.