Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wargalin Fasax; Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxa ay fasaxday dhamaan xarumaha Waxbarashada birri oo ku beegan 21 Nov, 2021 kuna astaysan Maalinta Macalinka oo ah maalin qiima badan. Fulin Wacan,