Golaha Midowga Murashaxiinta marna ma aqbalayo doorashooyinka boobka ah. Kulamada wadatashi ee dhexdiisa ah iyo kuwa uu la yeelanayo RW iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa diirada lagu saarayaa waddo kasta oo lagu xaqiijinayo doorasho daahfuran iyo badbaadinta masiirka dalka iyo Dowladnimada.
Halkan ka akhriso:-
