Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ruushka oo kulan xasaasiya yeelanaya
    Somalia

    Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ruushka oo kulan xasaasiya yeelanaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka, Joe Biden iyo Vlademir Putin ayaa lagu wadaa in Talaadada maanta ah ay yeeshaan kulan-fogaan arag ah oo xasaasi ah.

    Muranka Ukraine ee NATO iyo Ruushka ayaa gundhig u noqon doona kulanka labada madaxweyne, kaddib marki ay Russia ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Ukraine.
    Ruushka ayaa ku eedeeyay isbaheysiga uu hoggaamiyo Mareykanka ee NATO inuu qorsheynayo in ay gantaallo ku rakibtaan Ukraine.

    Mareykanka ayaa u arka ciidamada uu Ruushka soo dhoobay xadka Ukraine mid halis ku ah madaxbannaanida xukuumadda Kiev, laakin Moscow ayaa beenisay oo sheegtay inaysan duullaan ku aheyn Ukraine, taasi baddalkeedana ku eedeeyay Mareykanka iyo Ukraine in ay colaad ka hurinayaan Ukraine.

    Dowladaha galbeedka ayaa ka walwalsan in Ruushka uu ku celiyo wixii uu sameeyay sannadki 2014-kii, markaas oo uu xoog kukla wareegay gobolka Crimea ee dalka Ukraine.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland:-Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland oo furmay

    June 29, 2025

    Gaas oo loo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika Ee Koonfurta Sudan

    June 29, 2025

    Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar

    June 28, 2025
    Latest Posts

    Puntland:-Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland oo furmay

    Gaas oo loo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika Ee Koonfurta Sudan

    X9G:-Safarka Madaxweyne Deni Ee Gobolka Mudug

    Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.