Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo,ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho.
Madaxweynaha,ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Kaasi oo uu shaaciyey Raβiisalwasaare Maxamed Xuseyn Rooble.






