Xiris Cali ayaa waxaa la socday marka uu tegayey xarunta dambi baarista musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Cabdiraxmaan Cirro iyo xildibaan Barkhad Baatuun.
Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyaha suβaallo laga weydiiyey shirkii jaraaβid ee uu dhowaan qabtay, kaas oo uu ku eedeyey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Arrinta ugu weyn ee Xirsi Cali Xaaji loo haysto,ayaa ah hadalkii uu sheegay ee ahaa in Muuse Biixi uu haysto baasaboorka dalka Jabuuti.
Halkan ka daawo muuqaalka
