Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Golaha Wadatashiga Qaran oo uu Guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa shir la leh Midowga Musharrixiinta ka hor gebogabada Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho. Halkan ka daawo muuqaalka