Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garbahaarey Doorasho malagu qaban karaa oo laga shiray
    Somalia

    Garbahaarey Doorasho malagu qaban karaa oo laga shiray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 13, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxwene ku xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo mas’uuliyiinta kaso jeeda Gobalka Gedo kaasoo looga hadlayay caqabadaha hortaagan in degmada Garbahaarrey ee xarunta gobalka Gedo ee Jubbaland lagu qabto doorashada Golaha Shacabka.

    Shirkaan oo socday mudoo labo maalin ayaa Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo mas’uuliyiinta kaso jeeda Gobalka Gedo si weyn uga gorfeeyay caqabadaha hortaagan in degmada Garbahaarrey oo ah degaan doorashii labaad ee loo qorsheeyay in ay ka dhacdo doorashada golaha shacabka Soomaaliya islamarkaan lagu soo doorto 16 kursi oo qeyb ka ah xildhibaanada Jubbaland ku marti doona afarta sano ee soo socota.

    Dood dheer iyo falanqeyn kadib masuuliyiinta isugu yimid kulanka ayaa walaac ka muujiyay xaaladaha hubanti la’aanta ee ka jira deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee degamada Garbahareey.

    Mas’uuliyiintaan ayaa kulanka ka soo saaray war-murtiyeed ka koobnaa dhowr kaasoo lagu faahfaahiyay caqabadaha hortaagan in degmada Garbahaarrey ee xarunta gobalka Gedo ee Jubbaland lagu qabto doorashada 16-ka kursi ee Golaha Shacabka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.