Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddiga qabanqaabada doorashoyinka Guddonka Golaha Shacabka BJFS,ayaa maanta shahaadada musharraxnimo gudoonsiiyey Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe.) Halkan ka daawo muuqaalka