Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nin maxkamad horteeda ka qirtay dambi uu u gaystay Ilhaan Cumar
    Somalia

    Nin maxkamad horteeda ka qirtay dambi uu u gaystay Ilhaan Cumar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 20, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    David Hannon, oo 67 jir ah, taageerana u ah madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa qirtay inuu Ilhaan Cumar u diray farriin sannadkii 2019-kii, isagoo ugu hanjabay inuu madaxa ka toogan doono.

    Ninkan oo ka soo jeeda Florida ayaa Talaadadii maxkamada horteeda ka qirtay inuu xildhibaan Ilhaan Cumar ugu hanjabay inuu dili doono, sida ku cad qoaal uu u diray Ilhaan Cumar.

    Farriinta uu u diray xildhibaanad Ilhaan ayaa sidan u qornayd “Waad dhimatay, Muslim xagjir ah ayaa tahay,” isaga oo intaas ku daray inuu doonayo inuu madaxa ka toogto,.

    Eedeysanaha ayaa dambiga lagu helay waxa uu sabab u noqon karaa ugu badnaan 10 sano oo xarig ah iyo $250,00 oo ganaax ah.

    Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si weyn u dhaliili jirtay siyaasadaha Madaxweyne Donald Trump waxayna weerar afka ah iyo hanjabaado kala kulantay dad badan oo aan la dhacsaneyn siyaasadaheeda.

    Ilhaan Cumar oo marar badan twitter-ka ay hadallo isku weydaarsadeen madaxweyne Trump ayaa waxaa naceyb badan u qaaday taageerayaasha madaxweynihii hore Mareykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.