Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe. Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda dalka.
Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?October 25, 2025