Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Shacabka Fadaraalka oo Maanta kulmaya
    Somalia

    Golaha Shacabka Fadaraalka oo Maanta kulmaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 30, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Somaliya kaddib doorashada guddoonka,ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo xarunta Villa Hargeisa ee magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay farriin qoraal ah oo lagu faafiyay barta rasmiga ah ee Facebookga Golaha Shacabka.

    Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa lagu wadaa inuu kulankan shir guddoomiye, iyada oo ajandaha shirkan ay ka mid tahay xil wareejinta guddoomiyihii Baarlamaankii 10-aad Maxamed Mursal.

    Waxaa sidoo kale ajandaha ka mid ah haal-jeediinta guddoomihii ku-meel-gaarka ahaa ee Golaha Shacabka Ambassador Dhabancad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.