Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Sen.Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu caawa hoygiisa ku qaabilay Raโiisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble.
Ra’iisul Wasaaraha JFS wuxuu Guddoomiyaha ugu hambalyeeyay dib u doorashadiisa iyo munaasabadda Ciidul Fidriga.
Guddoomiyaha iyo Raโiisul Wasaaruhu waxay ka wada hadleen dhammeystirka doorashada iyo u diyaar-garowga doorashada madaxweynaha JFS ka dib doorashadii guddoonka Labada Aqal ee BFS ee soo idlaatay.
Halkan ka daawo muuqaalka
