Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Raโiisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda, Hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hayโadaha samafalka islaamiga ah.
