Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa gaarsiiyay Madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Shiikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan dhambaal hambalyo iyo tacsi ah oo uu uga siday Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud. Halkan ka daawo muuqaalka