Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala haysta Gabadhaha Suxufiyiinta ah iyo Taalibaan?
    Somalia

    Maxaa kala haysta Gabadhaha Suxufiyiinta ah iyo Taalibaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2022No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Amarka Taalibaan ee ah in dumarka suxufyiinta ah ay qariyaan wajigooda inta ay talefishinada ka hadlayaan ayaa loo arkaa isku day lagu doonayo in lagu tirtiro gabdhaha suxufiyiinta ah, sida ay muujineyso walaca warbaahinta iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda haweenka.

    Warbaahinta Afghanistan ayaa Khamiistii sheegtay in wasaaradda farista wanaagga iyo reebista xumaha ee Taalibaan ay ku wargalisay in dumarka suxufiyiinta ah ay tahay in ay wejigooda qariyaan inta ay hawada ku jiraan.

    Afhayeenka Taliban Zabihullah Mujahid ayaa Khamiistii u sheegay warbaahinta in tallaabadan ay tahay “amar diini ah” oo ay tahay in dhammaan haweenka, oo ay ku jiraan saxafiyiinta, ay adeecaan.

    โ€œInay qariyaan wajigooda waxay kaalmaysaa xishoodkooda iyo sharaftooda, waxay kaalmaysaa qiimaha qoyskooda, maaha wax lagu sheego khatarโ€ ayuu yidhi Mujaahid.

    Hase yeeshee gabdhaha suxufiyiinta ah iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda oo la hadlay VOA ayaa amarkan u arka mid caqabad horleh ku ah inay shaqeeyaan, waxaana dad badani u arka tallaabo dib u dhac ah oo ay sheegeen in ay adkaan doonto in la hadlo haddii wejigooda la daboolo.

    “Aad baan uga walaacsanahay xannibaadaha cusub,” ayay tiri Lima Spesali, oo ah soo-jeediyaha Kabul 1TV. “Waxay noqotay arrin si cad isu soo tareysa in Taaliban ay xayiraado dheeraad ah kusoo rogayso haweenka suxufiyiinta ah.” ayay raacisay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.