Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyuu aqbalay Putin cadaadiska la saaray?
    Somalia

    Miyuu aqbalay Putin cadaadiska la saaray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 29, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida uu sheegay xafiiska ra’iisul wasaaraha Jarmalka,hogaamiyayaasha Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku booriyay Vladimir Putin inuu “wada xaajood toos ah la yeesho madaxweynaha Ukraine.

    Emmanuel Macron iyo Olaf Scholz oo ah hogaamiyaha Jarmalka ayaa 80 daqiiqo taleefoon kula hadlay Mr Putin.

    Kremlin-ka,Ma sheegin suurtagalnimada wadahadal toos ah oo dhexmara Mr Putin iyo dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky, balse hoggaamiyaha Ruushka wuxuu sheegay in Moscow ay diyaar u tahay inay dib u furmaan wadahadalladii ay la lahaayeen Kyiv.

    Madaxweynaha Ukraine ayaa mar sii horreysay sheegay in uusan “u hamuun qabin” wada hadal, balse waxa uu intaa ku daray in lagama maarmaan tahay in la soo afjaro colaadda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.