Kulanka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Fadaraalka Sh.Aadan Madoobe iyo Safiirka Hindiya Danjire.Virander Paul waxaa kasoo baxay heshiis hordhac ahโฆ
1-In Dalka Hindiya uu siindoono Xildhibaanada BJFS Caafimaad lacag laโaan ah oo si buuxda Dowladda Hindiya ay u damaanad qaadeyso dawaynta Xildhibaanada BJFS.
2-In Ciidanka Xoogga Dalka furimaha ku soo dhaawacma ee wax looga qaban waayo gudaha Dalka ay si lacag laโaan ah Dalka Hindiya loogu soo dawayn doono.
3-In la diyaarin doono Duulimaad toos ah iyada oo loo marayo Xaafiiska ra’isul wasaaraha Wasaaradda Duulista si loo sameeyo Duulimaad toos ah oo ka yimaada Muqdisho-Hyderabad.
4-In Dalka Hindiya uu bixin doono Deeqo Waxbarasho oo lacag la’aan ah .
Halkan ka daawo muuqaalka
